FALANQEYN: Habeen Xiiso Leh oo UEFA Champions League ah – Kulamada Go’aaminta ah

Caawa waxaa la ciyaarayaa wareega 16-ka ee Champions League, iyadoo kulamo waaweyn ay indhaha caalamka soo jiiteen. Kooxo waa weyn ayaa halis ku jira, qaarna waxay raadinayaan soo laabasho taariikhi ah.

Kulankan waa midka ugu culus habeenkan. Natiijada hore (1-1) ayaa ka dhigeysa wax walba furan.

  • Waxay haystaan khibrad Champions League ah
  • Garoonkooda waxay ku yihiin kuwo halis badan
  • Kubad haynta iyo weerarka joogtada ah waa hubkooda ugu Culus

Ciyartoyda Ka Maqan

  • De Jong
  • Kounde
  • Balde
  • Christensen
  • Waa koox cusub oo tartankan ku soo laabatay
  • Waxay hore u muujisay geesinimo iyo difaac adag
  • Su’aasha weyn: ma raaci doonaan wadadii Manchester City iyo Chelsea FC (guuldarrooyin lama filaan ah)?

Ciyartoyda Ka Maqan

  • Wlilicok – Shaki aya ku jira
  • Guimaraes – wuu lasafray kooxda Balse shaki
  • Fabian Schar
  • Miley

Liverpool ayaa looga awood roonaaday lugtii hore (0-1), taas oo cadaadis weyn saaraysa.

  • Taariikh ahaan waa “soo laabasho sameeye”
  • Garoonkooda (Anfield) waa hub weyn
  • Weerarka wali waa khatar
  • Waxay heleen natiijo muhiim ah
  • Difaacooda ayaa muhiim noqon doona
  • Waxay ciyaari karaan counter-attack dilaa ah

❗ Su’aasha:

Ma Liverpool ayaa sameyn doonta comeback mise waxay raaci doontaa wadadii City & Chelsea oo hore u fashilmay?

⚖️ Saadaal:

Liverpool wali fursad weyn ayay leedahay, gaar ahaan haddii ay gool degdeg ah hesho.

Tottenham ayaa lagu garaacay 5-2 lugtii hore – natiijo culus.

  • Waxay u baahan yihiin mucjiso
  • Weerar xoog leh ayay leeyihiin
  • Difaacooda waa mid daciif ah
  • Koox difaac adag leh
  • Khibrad knockout ah oo sare
  • Waxay si fiican u xakameyn karaan ciyaarta

⚖️ Saadaal:

Atletico Madrid ayaa gacanta ku haysa u soo bixitaanka. Tottenham waxay u baahan tahay ciyaar kaamil ah.


Bayern ayaa si buuxda u burburisay Atalanta (6-1)

✔️ Bayern:

  • Awood weerar oo aan la joojin karin
  • Koox u diyaar ah hanashada koobka

❌ Atalanta:

  • Difaac burburay
  • Cashar adag ayay qaateen

🧠 Gunaanad

  • Kulanka ugu adag: Barcelona vs Newcastle
  • Soo laabasho suurtagal ah: Liverpool
  • Koox halis ku jirta: Tottenham
  • Koox diyaar u ah koobka: Bayern Munich

Views: 0