Barcelona 5-0 Valencia: Barça Oo Bannaanka Ku Burburisay Valencia, Yamal Iyo Fermín Oo Taariikh Dhigay

Barcelona ayaa fariin culus u dirtay kooxaha La Liga Kadib lawaregida Hogaanka Horyaalka, kulanki Caawana wexe 5-0 ku xasuuqeen Valencia, iyadoo mar kale muujisay in awooddeeda aysan ku koobneyn garoonkeeda. Barça ayaa ciyaarta si buuxda u maamushay, waxaana goolasha u…








