Manchester City Somali Fans oo u dabaaldegaya 100K Followers, kana hortagaya Chelsea

Bogga ugu weyn ee taageerayaasha Manchester City Somali Fans, ayaa toddobaadkan si rasmi ah u gaaray guul weyn oo ah 100,000 Followers dhanka Facebooka ah, taas oo ka dhigan marxalad muhiim u ah bulshada taageerayaasha kooxda ee dalka. Si loo…



