“Kadib Markii Loo Diiday Koobka Adduunka, Omar Artan Oo Taariikh Ka Dhigay UEFA Super Cup”

Omar Artan: Markay Hal Irid Xiranto, Allah Irido Ka Wanaagsan Ayuu Furaa 🇸🇴⚽ Garsooraha Soomaaliyeed ee Omar Artan ayaa mar kale taariikh cusub u qoray Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii si rasmi ah loogu magacaabay inuu qabto…








