Premier League: Arsenal & Man City Oo Bilowga Horyaalka Hogaaminaya

Saddex kulan oo Premier League ah ayaa la ciyaaray, waxaana durba muuqata in Arsenal iyo Manchester City ay yihiin labada kooxood ee si fiican u bilaabay xilli ciyaareedka, iyadoo labaduba haystaan 9 dhibcood oo buuxa. Arsenal ayaa dhinaca difaaca si…








