About Us
Hoyga Wararka Ciyaaraha
KubadLive.com waa websaydh warbaahineed oo diiradda saaraya wararka ciyaaraha, gaar ahaan kubadda cagta. Waxaan soo bandhignaa warar maalinle ah, falanqaynta kulamada waaweyn, iyo wararka la xiriira suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.
Website-kan waxaa loo sameeyay si taageerayaasha ciyaaraha Soomaaliyeed ay u helaan hal meel oo ay ka heli karaan wararka ugu dambeeya ee ciyaaraha caalamka oo ku qoran Af-Soomaali.
Hadafkeenu waa inaan noqono mid ka mid ah websaydhyada ugu waaweyn ee Af-Soomaaliga ku baahiyo wararka ciyaaraha, annagoo si joogto ah u horumarinayna tayada macluumaadka iyo adeegyada aan bixino.
Our Mission
Himiladeena waa inaan bixino warar ciyaareed oo sax ah, degdeg ah, iyo falanqayn tayo sare leh si taageerayaasha ciyaaraha Soomaaliyeed ay si fudud ugu helaan macluumaadka ay xiiseynayaan. Waxaan rabnaa inaan noqono il lagu kalsoonaan karo oo wararka ciyaaraha ah, isla markaana si joogto ah u kobcino bulshada taageerayaasha ciyaaraha ee ku hadasha Af-Soomaaliga.
Our Vision
Aragtideenu waa in KubadLive.com noqdo mid ka mid ah websaydhyada ugu waaweyn ee wararka ciyaaraha ee Af-Soomaaliga, kana mid noqda meelaha ugu horreeya ee ay taageerayaashu ka helaan wararka ciyaaraha. Mustaqbalka waxaan qorsheyneynaa: In websaydhka lagu daro Live Scores kulamada socda, In la abuuro madal ay taageerayaashu si toos ah uga daawan karaan ciyaaraha.
What We Do
KubadLive.com waxay bixisaa adeegyo kala duwan oo ay ka mid yihiin:
⚽ Wararka ugu dambeeya ciyaaraha
⚽ Falanqaynta kulamada waaweyn
⚽ Wararka ugu dambeeya ee ciyaaraha
⚽ Falanqaynta kulamada waaweyn
⚽ Wararka suuqa kala iibsiga ciyaartoyda
⚽ Macluumaadka tartamada iyo kooxaha
⚽ Warbixinno gaar ah oo ku saabsan ciyaartoyda caanka ah
Ujeedkeenu waa inaan akhristayaasha siino warar tayo sare leh oo xiiso leh.
Our Future Plans
Waxaan si joogto ah u horumarin doonaa KubadLive.com si uu u noqdo mid ka mid ah websaydhyada ciyaaraha ugu horreeya ee Soomaalida.
QORSHAYADA MUSTAQBALKA WAXA KAMID AH:
In la keeno Live Match Streaming
In la abuuro mobile app gaar ah
In la sameeyo analysis video iyo content muuqaal ah
In bulshada taageerayaasha loo sameeyo community sports platform
Our Team Member
Views: 19
