Manchester City vs Real Madrid – Habeenka Go’aanka ee UEFA Champions League

1️⃣ City Caawa Mucjiso ma Sameyn kartaa? Pep Guardiola iyo kooxdiisa waxay wajahayaan mid ka mid ah habeenada ugu adag taariikhda City. 0-3 waa farqi weyn, laakiin Etihad marar badan ayaa noqday garoon mucjiso lagu arko. Haddii City rabto inay…








