Dhaawaca Raphinha Oo Walaac Ku Abuuray Barcelona – Fursad Ma U Tahay Rashford Kulamada Atletico Madrid?

War xun ayaa soo gaaray Barcelona kadib markii weeraryahanka reer Brazil ee Raphinha laga saaray ciyaartii xalay Brazil 1-2 ku guuldarreysatay France. Tababare Carlo Ancelotti ayaa sheegay in Raphinha la beddelay waqtigii nasashada sababo la xiriira dhaawac muruqa ah, taasoo…







