Man City oo £70m ku doonaysa Tino Livramento

Manchester City ayaa u muuqata mid u dhaqaaqaysa saxiixa daafaca midig ee kooxda Newcastle United, Tino Livramento, iyadoo diyaar u ah inay bixiso lacag dhan £70 milyan si ay u hesho xiddigan da’da yar. Tallaabadan ayaa qayb ka ah qorshaha…





