Afar Xul ee Isugu Soo Haray Koobka Adduunka 2026: Spain, France, England iyo Argentina oo Isku Haleelaya Semifinal-ka
Semifinal-ka Koobka Adduunka 2026 oo Noqday Mid Taariikhi ah
Koobka Adduunka ee FIFA 2026 ayaa gaaray marxaladda ugu xiisaha badan, iyadoo afarta xul ee ugu awoodda badan tartanka ay isugu soo hareen semifinal-ka. Kulamadan ayaa ballanqaadaya tartan heer sare ah oo ay ku kulmayaan qaar ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican dunida Waqti xaadirkan.
Jadwalka Semifinal-ka
- 🇪🇸 Spain 🆚 🇫🇷 France


- 🏴 England 🆚 🇦🇷 Argentina


Spain iyo France ayaa wajahaya kulan ay ku kulmayaan laba xul ee Kala leh Xulka ugu Weerarka Fiican iyo Kan dhexda adag Koobka Aduunka , halka England iyo Argentina ay Ciyaartas Noqon doonto Mid intabadan Ciyartoyda ay Sifiican isku garanayan ciyartas oo la rajenayo inay Noqoto Kulan Cagta Cagta la isku saaro.


Labada kulanba waxay leeyihiin miisaan weyn, balse taageerayaal badan ayaa aaminsan in Spain vs France uu noqon karo kulanka ugu adag, maadaama labada dal ay leeyihiin taariikh dheer oo tartan iyo xifaaltan ah. Dhanka kale, Argentina vs England ayaa isna loo arkaa dagaal farsamo oo ay ku kulmayaan laba ka mid ah xulalka ugu ciyaarta adag Yurub.
Adiga se, kee ayaad u aragtaa inuu noqon doono semifinal-ka ugu adag? Spain vs France mise England vs Argentina? Aragtidaada nala wadaag.

Views: 1
