Liverpool oo Hoggaanka u Haysa Saxiixa Bradley Barcola, Xiddiga oo Diiday Heshiis Cusub oo PSG ah!

Bradley Barcola oo Albaabka U Furay Liverpool Kadib Go’aan Weyn oo uu ka Qaatay PSG Warar si rasmi ah loo xaqiijiyay ayaa sheegaya in Bradley Barcola uu go’aansaday inuusan saxiixin heshiis cusub oo uu kula sii joogayo Paris Saint-Germain (PSG),…








