Atlético Madrid oo Xiisaynaysa Jérémy Doku

Kooxda reer Spain ee Atlético Madrid ayaa lagu soo warramayaa inay si dhab ah u danaynayso saxiixa xiddiga garabka ka ciyaara ee Jérémy Doku, kaas oo hadda u ciyaara Manchester City. Wararka ayaa sheegaya in Doku uu ka walwalsan yahay…




