Tottenham oo ku dhow saxiixa Savinho – Manchester City oo bilaabaysa raadinta beddelkiisa

Tottenham Hotspur ayaa qarka u saaran inay heshiis la gaarto Manchester City si ay ula soo wareegto xiddiga garabka ka ciyaara ee Savinho, iyadoo qiimaha heshiiska lagu sheegay inuu u dhexeeyo £65 milyan ilaa £70 milyan. Haddii heshiiska si rasmi…








