Bayern Munich oo Cagta Marisay Atalanta: Olise oo wacdaro ka dhigay 6-1 (Falaqayn)

Ciyaartii xalay dhexmartay Bayern Munich iyo Atalanta waxay ahayd mid hal dhinac u badneyd, waxaana 6-1 ku adkaatay kooxda reer Jarmal. Falaqaynta Goolasha Bayern Munich ayaa ciyaarta maamulaysay tan iyo bilowgii, iyadoo goolasha loo kala dhaliyay sidatan: Josip Stanišić (12′):…




