Arsenal oo Weerar Cusub ku Qaadday Suuqa Heshiis-Kordhinta

Declan Rice iyo Jurrien Timber oo Safka Ku Jira Heshiis Kordhinta LONDON – Kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa bilowday qorshe ballaaran oo ay ku doonayso inay ku xajisato xiddigaheeda ugu muhiimsan, iyadoo ujeedku yahay in la dhiso koox sanado…









