Enzo Maresca oo Fariin Adag Diray: “Manchester City Ma Mari Doonto Waddadii Manchester United”

Enzo Maresca ayaa shirkiisii jaraa’id kaga hadlay qorshaha Manchester City, mustaqbalka Rodri, Jack Grealish, James Trafford, 115-ka dacwadood iyo beddelka Pep Guardiola hoos ka aqriso warkaas oo dhamestiran. Tababaraha cusub ee Manchester City, Enzo Maresca, ayaa shirkiisii jaraa’id ee ugu…









