“CAF Oo Morocco Si Lama Filaan Ah Ugu Caleemo Saartay Horyaalka AFCON Kadib Go’aan Taariikhi Ah”

War si weyn u gilgilay kubadda cagta Afrika ayaa maanta kasoo baxay Confederation of African Football (CAF), kadib markii si rasmi ah loogu dhawaaqay in xulka Morocco national football team ay noqdeen horyaalka Africa Cup of Nations, kaddib go’aan lama…








