Leo Messi: Guuldarro Ma Tirtiri Karto Dhaxalka GOAT-ka – Magaciisu Wuxuu Sii Jiri Doonaa Inta Kubadda Cagtu Jirto!

Worldcup 2026 Leo10 Kubadda cagta waxay mar walba Waxa soo bixi doono xiddigo cusub, balse ma sahlana in la arko ciyaaryahan ka tagaya raad la mid ah kan Lionel Messi. Xitaa haddii uu xalay guuldarro la kulmay, taas waxba kama…








