Romario Oo Ka Yaabiyay Dunida: “Lamine Yamal Ayaan Ka Dooran Lahaa Vinicius Jr!”

Halyeygii reer Brazil Romário ayaa dood weyn ka dhex abuuray taageerayaasha kubadda cagta kadib markii uu sheegay inuu dooran lahaa Lamine Yamal halkii uu ka dooran lahaa Vinícius Júnior. Hadalkan wuxuu iftiiminayaa sida ay u soo baxayaan xiddigo cusub oo…








