Guriga Jooga Haddii Aydaan Rumaysnayn

Waa hadal aad u kulul oo kiciyay dareenka taageerayaasha kubadda cagta adduunka! Pep Guardiola ayaa farriin cad u diray ciyaartoydiisa ka dib markii ay guuldarro kala soo kulmeen kulankii hore ee wareegga 16-ka ee Champions League oo ay la ciyaareen…

“Barcelona vs Sevilla: Ma Barca Ayaa Sii Fogaan Doonta Mise

Ciyaarta caawa ee dhexmari doonta Barcelona iyo Sevilla ayaa ah mid muhiim u ah tartanka horyaalka La Liga, iyadoo Barcelona ay dooneyso inay sii dheereysato hoggaanka ay horyaalka ku heyso. Falaqeynta Ciyaarta: Barcelona Vs Sevilla Barcelona ayaa kulankan soo galaysa…