Tottenham Oo Shaqada Ka Cayrisay Igor Tudor Kadib Natiijooyin Liita

Kooxda Tottenham Hotspur ayaa si rasmi ah shaqada uga eriday tababarihii Igor Tudor kadib natiijooyin liita oo uu la kulmay muddo gaaban gudaheed. Tudor, oo dhawaan loo magacaabay hoggaamiyaha Spurs, ayaa kaliya maamulay shan kulan oo ka tirsan Premier League,β¦








