Matchday: City vs Burnley – Fursad Dahabi Ah oo Hoggaan Lagu Qaban Karo

Caawa waa habeen kale oo xiiso leh oo ka tirsan Premier League, iyadoo Manchester City ay marti u tahay Burnley FC kulan ka dhacaya garoonka Turf Moor. Kulankan ayaa xambaarsan muhiimad weyn, gaar ahaan dhinaca horyaalka iyo tartanka hoggaanka. City…








