Manchester United Oo Wadahadallo Cusub La Gaartay Mainoo Iyo Maguire

Kobbie Mainoo: Mustaqbalka Manchester United Oo La Xoojinayo Manchester United waxay u muuqataa koox si cad u fahamsan qiimaha ay leedahay ilaalinta xiddigaha mustaqbalka. Wararka sheegaya in Kobbie Mainoo uu qarka u saaran yahay heshiis cusub oo waqti dheer ah…








