Milan Iyo Inter Oo Ku Loolamaya Saxiixa Nathan Aké

Difaaca kooxda Manchester City, Nathan Aké, ayaa noqday bartilmaameed weyn oo ay si xooggan u doonayaan labada kooxood ee Talyaaniga ka dhisan, AC Milan iyo Inter Milan, iyadoo la filayo inuu ka tago kooxda xagaagan. 📰 Warbixin Gaar Ah Wararka…









