“Atlético Madrid 5-2 Tottenham: Falanqeyn Kulankii Goolasha Badnaa ee Xalay”

Falanqeyn Ciyaarta Kulanka ayaa ahaa mid aad u furan, iyadoo Atlético Madrid ay si xooggan u maamuleen ciyaarta gaar ahaan qeybtii labaad. Kooxda uu tababaro Diego Simeone ayaa muujisay weerar degdeg ah iyo cadaadis joogto ah. Dhanka kale Tottenham waxay…



