Arsenal vs Leverkusen: Habeen Go’aan Qaadasho ah oo ka dhici doona Emirates!

Caawa indhaha taageerayaasha kubadda cagta waxay ku soo jeedaan Arsenal oo marti gelinaya Bayer Leverkusen kulan xiiso badan oo ka dhacaya Emirates Stadium. Arsenal ayaa leh rikoor fiican oo ah 13 kulan oo xiriir ah aan laga badin, taasoo ka…









