Van Dijk Oo Badbaadiyay Liverpool – Saddex Dhibcood Dahabi Ah Oo Kordhiyay Rajada Champions League

Kooxda Liverpool FC ayaa guul aad u qiimo badan ka gaartay derbiga adag ee ay la ciyaartay Everton FC, kadib markii daqiiqadihii ugu dambeeyay uu gool guul ah dhaliyay kabtankooda Virgil van Dijk. Guushan ayaa si weyn u xoojisay rajada…







