Man City Oo Hogaanka Premier League La Wareegtay – Haaland Oo Mar Kale Go’aamiyay

Kooxda Manchester City ayaa si rasmi ah ula wareegtay hogaanka Premier League kadib markii ay 1-0 kaga adkaadeen Burnley ciyaar xiiso badan lahayd oo dhacday xalay. Guushan muhiimka ah ayaa ka dhigtay City inay la simmaan dhibcaha kooxda Arsenal, balse…








