Barcelona Oo Hoggaanka U Qabatay Saxiixa Rodri! Flick Oo Qanciyay Xiddiga, Real Madrid Oo Caqabad Wajahaysa

Waxaa si weyn u kululaanaya loollanka loogu jiro saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Manchester City, Rodri, iyadoo wararkii ugu dambeeyay ay muujinayaan in Barcelona ay si lama filaan ah hoggaanka ugu qabatay tartanka, halka Real Madrid ay wajahday caqabado cusub…








