Real Madrid Oo La Kulantay Dhaawacyo Culus – Güler Iyo Militão Oo Ka Maqnaan Doona Xilli Ciyaareedka

Real Madrid Oo Wajahaysa Dhaawacyo Culus Xilli Xasaasi Ah Kooxda Real Madrid ayaa la kulantay war naxdin leh kadib markii la xaqiijiyay in Arda Güler iyo Éder Militão ay ka maqnaan doonaan inta ka harsan xilli ciyaareedkan sababo la xiriira…








