Kubadda Cagta Mise Filim? Sawirkii Messi iyo Lamine Yamal Oo 18 Sano Ka Hor La Qaaday Ayaa Maanta Noqday Sheekada Ugu Yaabka Badan Football-ka!

Kubadda cagta mararka qaar waxay soo bandhigtaa dhacdooyin u muuqda sidii filim Hollywood ah. Mid ka mid ah sheekooyinka ugu yaabka badan maanta waa sawirka caanka noqday ee Lionel Messi iyo Lamine Yamal, kaas oo la qaaday sanadkii 2007, xilli…








