Messi Iyo Argentina Oo Ku Riyoonaya Koob Labaad Oo Xiriir Ah Kadib Semifinal Koobka Aduunka 2026

Lionel Messi ayaa markale dunida kubadda cagta tusay sababta loogu tilmaamo GOAT / mid ka mid ah ciyaartoydii ugu waaweyd taariikhda, kadib markii uu door ween ka qaatay safarka Argentina ee Koobka Adduunka 2026. Kabtanka Albiceleste ayaa si toos ah…









