Chelsea-dii Hore Oo Soo Laabatay? Juventus Oo Garaacday, Xabi Alonso-na Cadaadis Hore Saaran

Chelsea ayaa guuldarro 1-0 ah kala kulantay Juventus kulan ka tirsanaa diyaar-garowga xilli ciyaareedka cusub, taasoo mar kale muujisay dhibaatooyin badan oo weli ka dhex muuqda kooxda. Inkastoo natiijooyinka kulamada Pre-Season-ka aysan ahayn kuwa si weyn loo qiimeeyo, haddana waxa…









