RASMI: Manchester City oo Ku Dhawaaqday Saxiixa Elliot Anderson – “Wax Walba Waan U Huray Inaan Ku Soo Biiro City”

Manchester City ayaa si rasmi ah u xaqiijisay saxiixa khadka dhexe ee reer England Elliot Anderson, kaasoo qalinka ku duugay heshiis shan sano ah oo ku sii haynaya garoonka Etihad ilaa xagaaga 2031. Anderson ayaa noqday mid kamid ah saxiixyada…









