PSG ayaa heshiis la gaartay daafaca bidix ee Aston Villa iyo xulka France, Lucas Digne.

Sida uu shaaciyay wariyaha caanka ah ee suuqa kala iibsiga, Fabrizio Romano, Paris Saint-Germain ayaa dhammeystirtay heshiiska shaqsiga ah ee Lucas Digne, waxaana labada dhinac ay isku afgarteen dhammaan qodobada qandaraaska. Aston Villa ayaa la ogeysiiyay in heshiiska la dhaqaajin…









